Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Caruurta Eng Maxamed Cumar Saalixi (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lafdhabar u ahaa guushii aan ka gaarnay kiiskii dacwadda baddeenna. Faysal Maxamed Cumar Saalixi, Faadumo Maxamed Cumar Saalixi iyo Ismaaciil Maxamed Cumar Saalixi ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyey maamuska uu u sameeyey, iyaga … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Qaabilay Caruurta Eng Maxamed Cumar Saalixi (Sawirro)